Amaro cusub oo lagu soo rogay gaadiidka xamuulka ka soo qaada dekeda Muqdisho

Ka dib markii si rasmi ah xalay loo furay in Dekadda Magaaladda Muqdisho markii ugu horreysay burburkii kadib ay si toos ah u shaqeyso Habeen iyo Maalin (24 Saac), ayaa maanta Taliska Ciidanka Booliska, wuxuu soo saaray amaro ku socda Ganacsatada iyo gaadiidleyda Isticmaasha Dekadda. Dekadda Magaaladda Muqdisho, ayaa maanta waxaa kulan ku yeeshay Guddi … Continue reading Amaro cusub oo lagu soo rogay gaadiidka xamuulka ka soo qaada dekeda Muqdisho